MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaatihii hore ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay inaan xabad lagu cabsiin karin islamarkaana lagu aamusin karin”ayuu yiri Xassan Cali Kheyre
“Hadii madaxweyne Xasan Sheekh aaminsanyahay in xabad nagula aamusin karo ama nagula cabsiin karo, horay ayaa loo soo tijaabiyay mana shaqeyneyso”ayuu yiri Xassan Cali Kheyre
Halkaan ka daawo faah-faahinta hadalka Musharax Madaxweyne Xassan Cali Kheyre:-
