Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay inuu bilaabay baarista cabasho ka timid muwaadin Soomaaliyeed oo sheegay inuu tacaddi iyo ku tagrifal awoodeed kala kulmay Maareeyaha Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ee xafiiska Muqdisho.