Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulleymaan Maxamed Maxamuud oo ka mid ah Waftiga uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaare ku xigeenka JFS mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ku sugan Hague Goobjoog na u noqon doona Go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Aduunka (ICJ) ay kasoo saari doonto Dacwadda badda ee u dhaxaysay Soomaaliya Iyo Kenya, ayaa sheegay inuu aad ugu rajo wayn yahay inay Soomaaliya Guulaysan doonto.

“Waxaan ku niyad samahay in àan guulaysanayno haddii alle idmo” ayuu yidhi Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulleymaan Maxamed Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here