HomeWarkiiXeer Ilaaliyaha Qaranka muxuu kala hadlay Waaxyaha Dacwad Oogista

Xeer Ilaaliyaha Qaranka muxuu kala hadlay Waaxyaha Dacwad Oogista

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa shir la qaatay Waaxyaha Dacwad Oogista Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Shirkan oo ujeedkiisu ahaa dardar-gelinta iyo dhammeystirka habraacyo shaqo, kuwaas oo ay Xeer Ilaaliyeyaashu talooyin ka soo dhiibteen.
Soo jeedinta, faallooyinka iyo talooyinka Xeer Ilaaliyeyaasha ka dib, waxaa la ansixiyey habraacyada cusub ee kala ah:
1. Habraaca Caddeynta danaha iska Horimaanaya.
2. Habraaca Go’aanka Eedda iyo
3. Habraaca Dhowrista Sirta iyo Xogta Galka.
Ugu dambayntii Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa uga mahadceliyay Xeer Ilaaliyeyaasha sida wanaagsan ee ay uga qeyb qaateen dhammaystirka habraacyada cusub, isaga oo sidoo kale faray in la dhaqan geliyo loona fuliyo sida ay u dhigan yihiin.May be an image of 1 person, dais, newsroom and textMay be an image of 2 people, people studying and textMay be an image of 13 people, dais and textMay be an image of 9 people and daisMay be an image of 6 people and people studyingMay be an image of 11 people, dais and textMay be an image of 5 people, wrist watch and suitMay be an image of 9 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -