Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in baaritaanno lagu sameeyay ku dhowaad 3,500 oo koonto bangi ah oo lacago loogu uruurinayay kooxaha Khawaarijta, isla markaana la xayiray lacag dhan ku dhowaad hal milyan oo dollar.