HomeCiyaarahaXiddig Liverpool u ciyaara oo heshiis buuxa la gaadhay Real Madrid

Xiddig Liverpool u ciyaara oo heshiis buuxa la gaadhay Real Madrid

XIGASHO KOOXDA.COM

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay heshiis afka ah la gaadhay daafaca Ibrahima Konaté sida uu sheegayo Romano.

Ibrahima Konaté Ayaa todobaadkan xaqiijiyay in uu si xor ah uga tagayo kooxda Liverpool kadib markii uu heshiis cusub la gaadhi waayay kooxda.

Haatan Romano ayaa xaqiijiyay in uu Ibrahima Konaté heshiis afka ah la gaadhay Real Madrid si uu ugu biro kooxda xagaagan.

Isla saxafiga ayaa sheegay in Ibrahima Konaté uu ogolaaday heshiis 4 sano ah oo uu ugu biirayo Real Madrid.

Laakiin heshiiska ayaa ku xidhan in uu Madaxweyne Florentino Perez mar kale ku guulaysto madaxtinimada kooxda


XIGASHO KOOXDA.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -