HomeWarkiiXiisad Dagaal oo ka taagan Magaalada Balad-xaawo

Xiisad Dagaal oo ka taagan Magaalada Balad-xaawo

BALAD-XAAWO (DAYNIILE.COM)-Wararka ugu dambeeya ee saaka laga helaayo Magaalada Balad-xaawo ee Gobolka Geddo ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal xili wali Magaalada la iskula jiro oo aaney jirin dhinac gacanta ku wada haya Magaalada.

Wararka saaka laga helaayo ayaa sheegaya in labada dhinac ay wadaan diyaar garow xili gurmadyo kala duwan ay ka helayaan magaalooyinka kale ee Gobolka Geddo.

Dadka rayidka qaarkood ayaa u barakacaya tuulooyinka ku dhaw dhaw Magaalada Balad-xaawiiyagoo ka cabsanaya in mar kale dushooda lagu dagaakamo madaama shalay la is fara saaray.

Ciidamada taabacsan Axmed Madoobe ayaa ku gacan sareeyay dagaalii shalay markii ay ciidamada Dowlada ka saaren xarunmihii iyo fariisimihii ay ku lahaayee bartamaha iyagoo hada ku sugan duleedka Magaalada dhanka xaduuda Kenya.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of 10 people and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -