Xiisad ka taagan agagaarka iskuul Buluusiyo waxayna u dhaxaysa Milataryga iyo Booliiska Soomaaliya.

Xiisadaan ayaa timdi kadib markii Ciidamo ka tirsan Militariga ay dhismo ka bilaabeen Iskuul Buluuziya goobta toogashada iyo aagga Khabuuraha.

Ciidamo ka tirsan Booliska ayaa goobta ku sugan iyadoo Militariga ay halkaas ka wadaan dhismo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here