HomeWarkiiXiisad uu ku lug leeyahay Wiil uu Abti u yahay Saciid Deni...

Xiisad uu ku lug leeyahay Wiil uu Abti u yahay Saciid Deni oo Caawa ka taagan Garowe.

GAROWE (DAYNIILE.COM-Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Caawa halkaasi ay ka jirto xiisad uu ku lug leeyahay wiil uu abti u yahay Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni.

Wiilkaan oo lagu magacaabo C/laahi Maxamed Cabaas ayaa la soo sheegayaa inuu shil gaari ku dilay 2 ruux oo la socday Moto Bajaj.

Wiilkaan ayaa markii ciidanka amaanku goobta yimaadeen waxaa la sbeegay inuu dagaal kala hortagay ciidamada islamarkaana mid Booliiska ka mida uu dhintay inkastoo anagu aanan xaqiijin karin.

Wizii soo kordha wararkeena xiga ayaad kaga bogan doontaan insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.XOM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -