Wararka laga helaayo Gobolka Sool ayaa sheegaya inay jirto xiisado dagaal oo ka dhex aloosan Maamulka Somaliland iyo dadka deegaanka ee la baxay SSC.

Xiisada ugu weyn waxay ka jirtaa Laas-caanood oo dhawaan saldhigii weynaa laga qabsaday maamilka Somaliland balse ay hada doonayaan inay dib ula wareeegan.

Advertisement

Labada dhinac waxaa la soo sheegayaa inay sameynayaan dhaq dhaqaaqyo xooggan markii dhanka Somaliland ay ciidamo badan iyo gaadiid dagaal ku soo gurtay Gobolka Sool.

Wararka Laas-caanood laga helaayo ayaa sheegaya inay macquul tahay weerar rogaal celis inay qaadaan ciidamada Maamulka gooni u goosadka Somaliland.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleIsbahaysiga Dowlada iyo deegaanka oo Maanta dhul cusub kala wareegay Alshabaab.
Next articleHalkee ku danbeeyeen maxkamadeyntii masuuliyiinta Dowlada ee musuq maasuqa loo heystay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here