HomeWarkiiXil. Yaasiin Fareey  "Ma dhici doonto in la dego suuqa siinaay  inta...

Xil. Yaasiin Fareey  “Ma dhici doonto in la dego suuqa siinaay  inta aan nool nahay”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan Yaasiin Fareey oo ka mid ah Golaha Baarlamaanka Somalia islamarkana la hadal hayay in ciidamada Dowlada gurigiisa xabsi guri ku geliyeen kadib markii uu dhawaan ka hor yimid amarkii Dowladu kula wareegeysay suuqa Siinaay ayaa goor dhaw lagu baahiyay warbaahinta hadalo isaga ka soo baxay.

Yaasiin Fareey wuxuu sheegay inuusan marnaba aqbali doonin in la baa’bi’yo labada suuq ee kala ah Suuq Bacaad iyo Siinaay,   “ma dhici doonto in la dego suuqa siinaay  inta aan nool nahay”

“ma dhici doonto in la dego suuqa siinaay  inta aan nool nahay”ayuu yiri Xildhibaan Yaasiin Fareey

“Dadka aan matalo labadii suuq ee noloshooda ku tiirsaneyd midna waa gubtay midna waa la burburinayay”ayuu yiri Yasin Fareey sida ay baahisay Idaacada Risaala.

Mar uu soo hadal qaaday Suuqa gubtay ee suuq-bacad ayuu sheegay inay tuhunsan yihiin inuu yahay fal danbiyeed abaabulan oo laga danbeeyay inkastoo uusan sii faahfaahin tuhunkiisa.

“ma dhici doonto in la dego suuqa siinaay  inta aan nool nahay”ayuu yiri Xildhibaan Yaasiin Fareey

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -