Wariyayaal wareysi kooban la yeeshay Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo reer Somaliland ah ayaa su’aalo dhowr ah ay weydiiyeen waxaa ku jirey kuwo xamaasad lahaa isaguna uu ka jawaabay.

Su’aalaha la weydiiyay waxaa ka mid aha Maxaa ka jira inuu damcay ama qorsheynayey allaha u naxariistee xilka Wasiir Khadiija Diiriye ee Dowladda Fedraalka maadaama ay isku qabiil yihiin?

Hadaba faahfaahinta jawaabaha Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun halkaan ka daawo muuqaal uu diyaariyay TV-ga Dalsan.

Previous articleMaxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Safiirka Imaaraadka Carabta +SAWIRRO
Next articlelabada Mowqif ee adkeysay hir-gelinta xabad joojinta Gaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here