HomeWarkiiXildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo weerar afka ah ku qaaday mucaaradkii uu...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo weerar afka ah ku qaaday mucaaradkii uu ka tirsanaa

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday mucaaradkii uu ka tirsanaa ee madasha samatabixinta iyo waliba xisbigii uu sida gaar ah xubinta uga ahaa ee Himilo Qaran kaasoo uu hogaamiyo Shariif Sheekh Axmed.

Xildhibaan Daahir Jeesow ayaa sidoo kale ka soo horjeedstay kulankii xalay mucaradku la yeesheen Madaxeynaha Somalia ,waxaana wax laga weydiiyay in shirkaasi uu ku matalayay Gudoomiyihiisa.

Hogaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran oo uu isagu ka tirsan yahay Shariif Sheekh Axmed  uu xalay ku matalayay shirkii Madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed,wuxuuna si adag u naqdiyay ineysan jirin cid isaga ku matashay kulankaasi.

“Shariif Sheekh Axmed hadiiba uusan xalay ku dhicin Xasan Sheekh is casil waxba iguma uusan matalin ,mucaaradkii samatabixinta waxayba iska noqdeen ilmo markii la rabo farta loogu yeerayo” ayuu yiri Xildhibaan Jeesow.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM]

XIGASHO MUUQAALKA DALSAN TV

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -