Xildhibaan Feysal Gacamey Oo kamid ah Xildhibaannada Galmudug Oo Weerar afka ah ku Qaaday madaxweynaha Galmudug kana Soo Horjeestay Guddiga Doorasho ee Uu Magacaabay Wuxuuna Yiri Sidaan

Waxaan aad ula yaabanahay nasiib darada Galmudug madaxweynihii lagu tiir iyo tacab beelay inuu akhriyo warqad ay ku qoran yihiin (CIIDANKA NISSA) kuwaas oo aan xataa Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye uusan hal qof oo ka mid ah kan Salebaanb ee oo ku jufada ahba ha ahaadee uusan hal qof uusan xulashadiisa Madaxweynuhu laheyn in Reer Galmudug Guddi Nabadsugid ah lagu Cabsi geliyo hadey suurtagal noqoneyso la arki doonee

Waxaan leeyahay Galmudug ilaahey dad buu siiyey waxaana kula talinayaa dadka reer Galmudug iney ilaashadaan sharafkooda iyo midnimadooda

Madaxweyne Axmed Cabdi kaariye waxaan kula talinayaa haka gudbin xaduudka fadlan dib u fiiri Musharixiinta u taagan Madaxweynenimada Federalka Soomaaliya ee Galmudug kasoo jeeda inta reer Galmudug ah ha ka dooran hal qof oo aan isaguba reer Galmudug aheyn.

Inkasta oo Galmudug waqti adag lagu dhisay hadana cadaw farabadani hareeraha ka taagan yahay hadana laguma fiirsan karo halka ay ku socoto .
Waqtiga iyo waayaha aan soo marnay waxey noo marqaati furayaan in aan ku dhiiran karno ka hortagga gacan kasta oo mugdi iney nagu xaddo isku dayda iyo kadaba tagga qof kasta oo talada aan u dhiibanay meel khaldan UCLA carrara.

Xigasho Maxamed Rooraaye

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here