Waxa uu xusay in uu muddo badan ujoogay Galmudug midaynta ciidamada iyo tababarkooda, waxa uuna xusay in uu dhisay ciidan adag & in uu qaaday 61 isbaaro oo loo dhigtay dadka iyo Maamul wanaaga,

“hadalkaas ayuu hadana buudka lamaray waxa uu dhahay, ” dagaalkii aan galnay waxaa qaaday ahlusuna oo ka tayo badnayd ciidanka aan tababaray ee aan dhisay, markaas waxa uu muujiyay in uu ahaay nin isku hogaaminayo laba ciidan kuwa Galmudug & kuwa ahlu suna !!

Wuu hadlay mar kale waxa uu dhahay Guriceel Cadow ma qabsan waxaa qabsaday Ahlu sunah,!!

Waxaa Su’aal ah

” Maamulka Galmudug qof walba oo soo weerarta Amniga Qalqal galisa miyaa cadow ah Mise waxaa jira cadow weerari kara maamulka oo u banaan tahay in uu weeraro & Cadow aysan u banaanayn ? !

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here