Xildhibaan Gaafoow oo Ra iisal wasare Kheyre iyo Xil Musdaf Dhuxuloow ku Eedeyey in ay Qabiilista Yihiin Habar Ceyna kala Direen

0

Xildhibaan Gaafoow oo ah Shaqsi In mudaa ku soo Jiray Siyaasada Dowladii Kacaankana Xil Culus ka soo qabtay ayaa hada u muuqda in uu aad u Dhaliisan yahay Masuuliyiin ku Heyb ah

 

Xildhibaanka ayaa mar uu Joogay Hoteel Jaziira si cad ugu sheegay Dad halkaa Fadhiyey in Ra iisal wasare Kheyre iyo Xildhibaan Musdaf Dhuxuloow ayaa kala qeybinayaan Beesha Habar Ceyne ay ka wada Tirsan Yihiin isagoona sida uu Sheegay horay ay u kala Direen Beesha Murusade

Waxii hada ka danbeeya ayuu Yiri Xildhibaanka in Habar Yaabiyey ay Gooni u istaagi Doono wax qaaraan iyo wax wada qabsi ah ka Dhaxeyn Doonin Jufada Habar Ceyne

Hadalkaan ka soo Yeeray Gaafoow ayaa haray u qabeen Qaar kale oo badan in Kheyre iyo MUsdaf Dhuxuloow si weyn u kala qeybinayaan Beesha Murusade iyagoona lagu Eedeeyey in Saamiga Dowlada ku la hayeen Jufa Hoosyadooda Siyeen

Ra iisal wasare Kheyre iyo Xildhibaan Musdaf Dhuxuloow isku Heysta halka Kursi ay Urgaale le yahay iyagoo Doonaya in Kursi kale ka boobaan Jufooyinka kale ee Habar Ceyne

Dhanka kale Kulan Shalay loo Balansanaa i oo agu Xalin rabay  Qilaafka  masuuliyiinta waxaa ka baaqaday Xildhibaan Musdaf Dhuxulooe waloow la ogeyn Sababta uu uga Baaqaday kulanka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here