Xildhibaan Gafoow iyo Xildhibaan Musduf Dhuxuloow oo Maanta la Heshiinaayo

0

Xildhibaan Gafoow iyo Xildhibaan Musduf Dhuxuloow oo Maanta la Heshiinaayo

Maal mahaan xur guf hoosa ayaa ka dhaxeysay labada Xildhibaan ee Beesha Habar Ceyne kuwaa ku dagaalay wasiir ku xigeen Beesha ay Heshay

Xildhibaan Gafoow ayaa ka Carooday ka adib markii Jufadiisa Hoose aysan ka Helin Xil iyadoona Xildhibaan iyo Wasiirka Galmudug leysugu Diray Sharay Habar Ceyno oo markii hore leysku oran Jiray Habar Yaabiyey Sharayga iyo

Iyadoona Musdaf Dhuxuloow Jufada Sharay ee Habar Ceyne isagu daray labada Xil

Maanta ayaa loo fadhiyaa gogosha laba

Xildhibaan oo maal mahaan kor Isku Fiirinaayey

Labadaan Xildhibaan oo horay u kala Geeyey Beesha Murusade ayaa maanta iyagu ka dhax tafantahay iyagoona Xildhibaan Musdaf dhuxuloow Sanbaatiyo ka Diyaarinooya Jufada Sharay Habar Ceyno oo 2021 ka Doonaayo In Xildhibaanka Jufadaas uu qaato madaama Xildhibaanka Urgaale Sanadkaan Isku Diyaarinooyo Xasan Cali Kheyre

Heshiiska ayaa si hoose waxaa u wado Ganacsatada ugu Tunka weyn Habar Ceyne

 

Waxii kulanka ka soo kordho oo wax yar ka dib furmaayo kala soco halkaan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here