Waxaa Dalka India ku geeriyooday Rabi ha u naxariistee Xildhibaan hore Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Xasan oo howla caafimaad loo geeyay.

Xildhibaank ayaa kamid ahaa Baarlamaankii 10-aad ee Golaha Shacabka ayuu ka tirsanaa Xildhibaanka.

Advertisement

Allaha u naxariistee waxaa lagu xasuustaa Xildhibaan Sheekh Shaacir  intabadan inuu Baarlamaanka ku furi jirey quraanka kariimka marka ay jireen kulamada Baarlamaankii 10-aad ee uu xubinta ka ahaa.

Lama oga in dalka loo soo qaadi doono iyo in dalka India lagu aaso doono.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleEedeysane loo maxkamadeeyay Alshabaabnimo,burcadnimo iyo kufsi
Next articleWasiiru Dowlaha Amniga oo shir gudoomiyay kulan ka dhacayTaliska Ciidanka Boliiska.+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here