HomeWarkiiXildhibaan hore Suuri Diiriye Carab oo xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho

Xildhibaan hore Suuri Diiriye Carab oo xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee Xildhibaan hore Suuri Diiriye Carab oo ka tirsaneyd Baarlammaannadii Soomaaliya ayaa xalay ku geeriyootay Magaalada Muqdisho kadib xanuun hayay maalmihii ugu dambeeyay.
Eehalada Suuri Diiriye Carab ayaa saxaafada u xaqiijiyay geerideeda waxaana lagu wadaa in aas qaran loo sameeyo saacadaha soo socda insha allaa.
Xildhibaanada Rabi ha u naxariistee  oo aan hada ka mid ahayn mudanayaasha baarlamaanka 11-aad ayaa laakiin  ka mid ahayd tan iyo Baarlamaankii dowladdii TNG ee lagu soo dhisay magaalada Carta ee dalka Jabuuti.
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamsa  Cabdi Barre ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid hore Suuri Diiriye Carab isagoo ehaladeeda iyo guud ahaan qaranka uga tacsiyeeyay.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -