HomeWarkiiXildhibaan Jacfar oo si kulul uga hadlay xiisada u dhexeysa tolkiisa iyo...

Xildhibaan Jacfar oo si kulul uga hadlay xiisada u dhexeysa tolkiisa iyo Dowlada 

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan Jacfar oo ka soo jeeda mid ka mida beelaha aadka ugu hubeysan Magaalada Muqdisho  ayaa  kulan la qaatay reer tolkiisa xili maalmahaan Degmada Dayniile ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay dhul Dowladu rabto inay xoog uga saarto shacabka.

Xildhibaanka ayaa reer tolkiis si cad ugu sheegay inuu la safanayo lana difaacayo dhulka ay degan yihiin balse wuxuu ku xirey shuruud ah inay midnimo la yimaadaa  xili uu goobta ka sheegay inay jirto tafaraaruq tolka dhexdiisa.

“anaga xildhibaanadeena waxaa jira kuwo Dowlada xageeda u janjeera waan ognahay sidaas daraadeed aniga hada idinma lihi warmaha dhigta waxaan idin leeyahay is difaaca”ayuu yiri Xildhibaan Jacfar

Haddaba faah-faah8ntw hadalada Xildhiban Jacfar halkaan ka daawo:-

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -