Xildhibaan Jeesow oo ku taageeray Dowlada Federaalka meesha ay ka Istaagtay Qilaafka Masar iyo Etoobiya

 

War uu bartiisa soo dhigay Xildhibaan Jesoow ayaa sidaan u qornaa isagoona ku amaanay Dowlada Dhex dhexaadka ay ka tahay Arimaha  Masar iyo Etoobiya

Khilaafka Masar iyo Itoobiya u dhaxeeya Soomaaliya wax ka khuseeyo malaha dhexdhexaad ayay ka tahay go’aankaas ayaana sax ah.

Khilaafka kenya iyo Soomaliya ee Badda la xiriira wax ka khuseeyo maleh Itoobiya iyo Masar saacadna kama hadlin, anagana waa sidoo kale.

Way dhamaatay siyaasadii qar iska tuurka aheed ama i taageer aan wax ku siiyada ku dhisneed.

Hadalka Xildhibaan Jesoow ayaa imanayo Xili Soomaliya dhex dhaxaad ka noqoatay Arimaha Wabiga Niil ay Isku qilaafsan yihiin Masar iyo Etoobiya

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064