Xildhibaan Macalimo- “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaanu weydiisaneynaa meydka wiilkaas la toogtay si aan u aasanno. Waxa aan xaq u laheyn in naloo sheego in la tooganayo si la mid ah sida ay xaadir u ahaayeen qoyska wax loo qisaasayay, mana dhicin.

Meesha ay toogashadu ka dhacday ma aheyn caadiyan meelaha dadka dadka lagu toogto oo xero ciidan ayaa la geystay.
Sharciga waa in loo sinnaado. Wiilkaa meydkiisa hadaan heli weyno, waxeey ka dhignaan doontaa ku tagri fal awoodeed iyo dhaqan cusub oo bilowday..”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here