Xildhibaan Macalinmuu oo si adag ugu raftay su’aal fudud oo jawaabteeda ay ku adkaatay taas oo gaartay in leysku rafaado mar xalay barnaamij lagu wareysanayey Xildhibaanada lacagaha ka qaatay Musharaxiinta doonayey madaxtinimada dalka hayeeshee kuwii guuldareystay oo billaabay in aay lacagahoodii in loo soo celiyo ku amray Xildhibaanaddii aanan u codeynin ee ku dhuumaaleysanaya Hoteelada & Guryo gaar ahaaneed oo magaalada Muqdisho Taas oo abuurtay jawi degaan yari ku abuurtay Xildhibaan fedralka ah oo cabsi weyn soo wajahday taas oo aad arkeysid wareysigii xalay in uu daaha ka rogay ceebta dulhaganeysa Xildhibaanada Dowlada Fedralka ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here