Xildhibaan Mahad Salaad ” heshiis kasta oo farmaajo la la gaaro Filinteeda waa wax la sugayo waqti Badan

0

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada sida aadka ah uga soo hor jeedo Dowlada waqtigeedii dhamaaday, ayaa eedayn Dusha uga tuuray Madaxweynaha Waqtigiisa ka dhiman yahay 5 Bil.

Mahad ayaa sheegay in heshiis kasta oo ay gaaraan Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad Goboleedyada ee Muqdisho shirka uga socda  in aanu dhanka Madaxweyne Farmaajo ka fuli doonin.

Mahad Salaad ayaa kula taliyay Madaxda dowlad Goboleedyada in qodobada heshiiska lagu  Daro waqi Cayiman, asaga oo aad uga Dayriyay balan la’aanta Madaxweyne farmaajo.

sidoo kalev Shirka uga socda Muqdisho Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada ayaa la filayaa in looga gaaro heshiis siyaasadeed oo ku saabsan hannaanka doorashada dalka ka dhaceyso.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here