‘.

 

  Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada ka soo jeeda Galmudug gaar ahaan Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa si kulul mar kale ula hadlay Ahlusuna.

Xildhibaan mahad ayaa sheegay in ay rabaan Mar kale Ahlusuna in ay isbaaro dhigtaan ayna Meesha ku wadin Diin, waxa uu ugu yeeray Burcad Diimeed.

Sidoo kale Seneter C/xakiin ayaa ka mid ahaa madaxdii ka soo jeeday Dhuusamareeb iyo Guriceel ee halkaas ka hadashay, dhamaana waxay isku raaceen in lala dagaalamo Ahlusuna oo ay  ku sheegeen Burcad Diimeed.

 

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here