Mahadi Guuleed oo ka Tirsan Maamulka Farmaajo oo tagin karin deegaanada uu ka soo jeeda uunama talayo ayaa mar walba u hadli Farmaajo taa oo dadka isweydinaayo maadama aysanba jirin shacab uu matalo waxa ka hadal siinaayo

Hadaba hadal uu ka soo jawaabay ee ahaa Musharaxiin 12 war ay soo saareen ayaa wax yar ka dib ka fal Celiyey Xildhibaan Mahad Salaad

Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa CIIRTAADA DHAME AYAA CAYDAADA YAQAANA. Waa nasiib daro Mahdi Gulled oo dad iyo duunyo ka arradan, shaqada kaliya ee Xamar uu u joogana ay tahay guulwadeynta Farmaajo iyo dullaynta dadka uu ka dhashay in uu caawa sidaas noogu daacdaacsado!

Gulledow Xamar waxay caan ku tahay “KORISO, KIBRISO iyo KUFISO” waxaan ku leenahay NIMAAN KUU FURI DOONIN YUUSAN KUU RARIN. Farmaajo waa tagay ee dadkaaga haka dhex bixin!

Hon. Mahad Salad

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here