Xildhibaan mahad Salaad ROOBLE maxaa loo xagxaganayaa, maamulada iyo siyaasiinta doorasho diidka ahna indhaha looga qarsanayaa?!

Farmaajo doorashada dalka ka socota dibad joog ayuu ka yahay in muddo ah. Dalabkeedana waxaa lahaa maamulada qaarkood iyo mucaaradka!

Rooble si gaar wuxuu ugu xilsaarnaa doorashada Somaliland. Aqalkii Sare si sharaf leh ayuu u qabtay. Golaha Shacabkana maalmaha soo socda ayay bilaabanaysaa. Sidoo kale maamuladii xulufada la ahaa Villa Soomaaliya doorashadoodii waatan Dhuusamareeb iyo Baydhabo ka bilaabatay. Jowhar-na jidka ayay ku soo jirtaa!

Haddaba waxaa inla isweydiiyo mudan sababta Rooble loo xagxaganayo oo indhaha looga qarsanayo maamulada iyo siyaasiinta doorasho diidka ah ee ilaa hada lagu kari laโ€™yahay halla bilaabo doorashadii Golaha Shacabka?!

Hadalkaan ayaa Mahad looga baran wallowย  laguu jira xili Xildhibaan lq raadinaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here