HomeWarkiiXildhibaan Mucaaradka ka tirsan oo u jawaabay Wasiir Fiqi

Xildhibaan Mucaaradka ka tirsan oo u jawaabay Wasiir Fiqi

Xildhiban Axmed Kooshin oo ka mid ah Mucaaradka Dowlada Somalia ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu ugu jawaabay qoraal maanta ka soo baxay Waiirka Gaashaandhiga Axmed Macalin Fiqi.

Wasiir Axmed Macalin Fiqi wu uu qoraalkiisa uga hadlay xuska maamulka Somaliland 18-ka May oo ah markii ay ku dhawaaqeen inay Somalia ka go’een,Wasiir Fiqi wuxuu sbeegay inaaney jirin cid kala jari karta midnimada Somaliweyn

Hadaba qoraala Xildhibaan Kooshin ee jawaabta Wasiir Fiqi oo sideeda u qoran halkaan ka akhriso:-

Dadka Soomaliyeed cidina iiman la’aan, arxandaro, amar ku taaglayn, ku tagrifal awoodeed iyo kala qaybin, tuugaysi, Barakicin iyo boob hanti umadeed kuma maamuli karto.

Nin afxumo la soo taagan, nin xeryahii ciidanka gaday, saadkii iyo raashinkii ka musuqay, bahdilay ciidanka Soomaliyeed markay wadan kale iska dhiibeen. Nin huriyey dagaalo sokeeye, qabyaalad dhuuxa ka gashay… caqli xumo u dheertahay.. uma hadli karo qaranimo iyo isu keenid bulsho uu isagu kala irdheeyey.

Shilimaadka aad Dhalinyarada Boorama Jooga u dirto waxba yeeli mayso dadka ku nool Caasimada Tacliinta ee Boorama, fariintay kuusoo direena waa “ Tiisaba Daryeela tu kale ku dara”… Intii wada joogtay aaway?

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -