Xildhibaan Prof Ahmed Abdirizak Khamsa oo ku baaqay in Canshuurta magaalada Gaalkacayo la Joojiyo inta

0

Beesha Murusade oo ka mid Ah Dadka Deegaanka ku ah Degmda Galkacyo Oo sheegtay hadii Golaha Deegaanka Ay Qeyb Muuqato Ku Yeelan waayaan Aysan Wax Canshur ah Bixi Doonin Galkacyo .

Xildhibaan Prof Ahmed Abdirizak Khamsa Ayaa Fariin Cad U Diray Maamulka Galmudug Iyo Dowladda dhaxe Soomaaliya ” Waa In Golaha Deegaan Matalaad sax oo U dhigmata Laga Siiya Beesha Hadii laga Siin waayo Ogaada wax Canshuur ah ma Bixin Doonan Dadka Deeganka Degmada galkacyo” Ayuu Ka sheegey Xildhibaan Khamsa Kulan uu Xalay La Yeeshay Dadka Deegaanka Degmda Gaalkacyo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here