HomeWarkiiXildhibaan Sanyarre muxuu ka yiri Xiisada Gaalkacyo ka taagan

Xildhibaan Sanyarre muxuu ka yiri Xiisada Gaalkacyo ka taagan

Xildhibaan C/ladiif San-yarre ayaa qoraal kooban uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu kaga hadlay xiisada dagaal ee laga soo sheegayo Gaalkacyo kadib markii maamulka Puntland digniin ka soo saareen imaanshaha Madaxweynaha Somalia ee Gaalkcyo.

Qoraalka Xildhibaanka oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriao:

Nabada iyo wada jirka Gobolka Mudug gaar ahaan magalada Galkacyo waxay noogu fadhidaa qiima weyn waxaana ku baxay dhiigii haldoorka bulshada, caqligii iyo maalkii dadka reer mudug.

waxkastana waxaa nooga qaalisan nabadaas oo waarto dadkuna ay is jeclaadan, walaltinimaduna sii siyaado, waxaan codsanaya qof kasta oo ka hadalaya arinta gobolka mudug inuu uga hadlo si aan xanaf lahayn uuna ilaaliyo dareenka dadka reer mudug oo qiimaha badan, dhibta badana usoo adkaystay, nabada ay haystaana ilaahay fadligiisa iyo dadaalkooda ay kutimid

Waxaan cod dheer ku leeyahay walalyaal qof kasta oo hadlaya hadalkiisa midka ugu quruxda badan hayiraahdo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -