Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Maxamed (Siibad) oo ka tirsan Baarlamanka Puntland, islamarkaana hoggaamiya urur siyaasadeedka Mustaqbal ayaa markii u horraysay maanta ka hadlay doorashadii ka dhacday saddexda degmo ee Qardho, Eyl iyo Ufayn.

Xildhibaan Siibad ayaa eedaymo culus u jeediyay guddiga KMG doorashooyinka Puntland ee TPEC, oo uu ku tilmaamay kuwa baal-marsan shuruucda iyo nidaamka hirgelinta hannaanka xisbiyada badan ee doorashada qof iyo cod.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here