Galmudug Hiil Beey Inaga Rabtaa, part three.

Wali waxaa inoo socda iftiiminta & bayaaninta dayacaadda uu ku sameeyay maamulka Galmudug Madaxweyne Qoor-Qoor ku waas oo aanan lagu soo koobi karin qormooyin balse ay lagama maarmaan noqotay inti laga gaari karo in aan idiin soo gudbiyo.

Hadaba aan soo qaate maamulada dal keena ka jira waxaa taageero lagu hormari naayo ladaba taagan beesha caalamka taas oo soo wakiilato Hay’ado caalami ah maadaama dalkeena uu dhankaste ka bur buray inagana aan ugu siiliidano hadii aa nahay reer Galmudug.

Waxaa Madaxweyne Qoor-Qoor inti uu joogay ee 2sano& 4 bilood ahayd waxaa qasnada maamulka Galmudug kaga baaqa naayay lacagihii loogu tala galay in lagu hormariyo sababtuna waxay noqotay in isaga marki hore birqaad laga siiyo kadibna inta hartay waxa lagu macbileen karo lagu macbileeyo.

Sida wada og-nahay Hay’adaha Caalamiga ah uma shaqeeyaan sida qof dukaan kiisa gadanaayo marku caqabad arko ka fakara siduu uga gudbi lahaa aawadeed xitaa in uu laaluush ku bixiyo ee waa isla xisaabtan iyo itusiyo itaabsii.

Madaxweyne Qoor-Qoor marku arkay sida uu rabo in aysan socon karin wuxuu qaatay oraahdii ahayd cadkaanow ama kucun ama ku ciideey dabadeedna waxaa gabi ahaanba ku fashilmay oo sanad kaste iyadoon waxba laga isticmaalin dhici jirtay qarashaadki adduunku ugu talagalay Galmudug.

Madaxweyne Qoor-qoor waxaa qiimeyn ugu filan inuu muddo 2 sano & 4 bilood ah, uu awoodi la’yahay inuu u guuro madaxtooyadii rasmiga aheyd ee galmudug loo dhisay, isaga oo intii xukuumaddiisu jirtay si kumeelgaar ah ugu shaqeeya xaruntii gobolka. Waxaa xusid mudan in madaxtooyada oo loo guuro ay kaliya hortaagan tahay in la qalabeeyo, taa oo ah waxa ugu fudud oo la qaban karo ka maamul ahaan. Marka loo sii fiirsado waa wax aan loo socon.

Aniga ka xildhibaan Ahaan waxaan Amin Sanahay Madaxweyne qoor-qoor in Galmudug
Uu waqti Badan ka lumiyay Asagana uu Naftiisa dhibay waayo waxaa loo dhiibay masuuliyad uusan qaadi karin ama uusan u diyaarsaneyn oo soo booddo ku noqotay.

2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here