HomeWarkiiXildhibaanad Fahiima Quje oo weerar afka ah ku qaaday siyaasada Madaxweyne Xassan 

Xildhibaanad Fahiima Quje oo weerar afka ah ku qaaday siyaasada Madaxweyne Xassan 

Xildhibaanad Fahiima Quje oo ka mid ah Golaha Wakiilada Maamulka Waqooyi Bari ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh xili ay ka mid tahay mucaaradka ka soo horjeeda siyaasada C/qaadir Firdhiye .
“Duq Xasan alaab iskudhex karisa ayuu wadaa mar waa hogaamiyeyaal marna waa madaxwayne-yaal mar waa doorasho qof iyo coda marna waa doorasho dadban, mar kalle Banaadir doorasho qof iyo cod ah ayaa la yidhi waa laga qabtay 7bilood kadib wali Muungaab ayaa digreeto ku magcaaban. Waa isku dhex karis caadiya”
Sidoo kale Fahima Qujer waxay intaasi ku dartay in maanta baydhabo ay wada joogaan labo madaxweyne oo midna doorasho dadban ku yimid midna mid qof iyo cod sidaas daraadeed waxay hor dhigtay su’aal ah ma mideyn karaa maanta.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -