MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Xildhibaanada Aqalka sare ayaa kulan kuhiim ah waxay maanta ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaakka Soomaaliya waxay maanta ansixiyeen Hindise Sharciyeedka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowalda.

Advertisement

Hindisihaan markii codka loo qaaday waxaana kalsoonida siiyay 27 Sanatar, waxaa diiday labo Sanatar , mana jirto xildhibaan ka aamusey.

C/llaahi Cali Xersi Timacadde oo ah    Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ayaa shir gudoomiyay kulanka maanta.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleMaxaabiis dil ku xukuneyd oo ka baxstay Xabsiga Dhuusa-mareeeb
Next articleMadaxweyne Xasan oo lagu soo dhaweeyay Madaxtooyada Masar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here