HomeWarkiiXildhibaanada Baarlamaanka oo goor dhaw ansixiyay Hindise Sharciyeedka......

Xildhibaanada Baarlamaanka oo goor dhaw ansixiyay Hindise Sharciyeedka……

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay mid ka mida kulamadoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayay Gudoonka Baarlamaanka  Soomaaliya xili bishaan uu baaqday dhowr kulan kooram la’aan darteed.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka  Soomaaliya waxay kulankooda ku ansixiyeen Hindise Sharciyeedka Macdanta kaasoo kulamo hore looga soo dooday.

141 xildhibaan ayaa oggolaaday, halka laba xildhibaan ay diideen, Sidoo kale hal xildhibaan ayaa ka aamusay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -