Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelan doono kulan Wadajir markii ugu horaysay

0

Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in saakay uu dhici Doono kulan ay yeelan doonaan, Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

kulankaan ayaa ah  kulan Wadajir oo looga  ka doodaya heshiiska ay doorashada ka gaareen dowladda dhexe, dowlad goboleedyada & G/Banaadir.

Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa lagu wadaa inuu goor dhow ka furmo xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Xildhibaanada labada aqal ayaa loo diray farriimo, iyada oo lagu war-geliyey kulanka maanta oo uu Ajendahu yahay ka doodiska sharciga doorashooyinka iyo ansixintiisa.

Kala Soco Wixii ku soo kordha kulankaas Bogan

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here