Xildhibaanada labada ee hirshabelle iyo koofur galbeyd oo maxaabiis siyaasadeed u noqday kooxda aan ku magacaabayo qasawadeenada diidan horey u socodka doorasgada .
Xildhibaanadaan ayaa ah kuwa aan aqoon u laheyn xasaanada ay xanbaarsan yihiin waliba waxaa u muuqdo qaabkii madaxda maamuladu ku xusheen iyo balanihii lala galay oo aheyd adigu hada ayaad garab iiga baahan tahay and waxaan klgarab kaaga baahnahay markaad aan xidhibaan kaa dhigo .
Qaarkood Xildhibaanadaan u eg maliibaanayaan lagu liibaano waxay ka dhaarteen in ay qaataan shahaadada Xildhibaanimo waayoo waa gacan gadaal ka cabsaneysa horey geed kama goes.

Xildhibaanada labada gobol ee loo diiday in ay shahadada qaataan waxay moog yihiin in ay ka soo gudbeen xeendaabkii maamul goboleydka ayna joogaan heer fadaraal weli wey baqayaaan qaarkood xidhibaana ma  istaahilaan waana dameer malab la saaray oo ma aga awooda iyo xilka ay musthtamaca  u hayaann hadii ay qaataan shahaahada Xildhibaan oo ay I’d card ka qaataan waxaan ka madaxabnaanayaan madaxweynihii soo xushay ilaa shanta sano ee soo socoto  wax shaqo ah iskuma laha ee ha loo sheego

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here