HomeWarkiiXildhibaanada mucaaradka markaan ma ku guuleysan doonaan mooshinka ay ka dhana ah...

Xildhibaanada mucaaradka markaan ma ku guuleysan doonaan mooshinka ay ka dhana ah Ra’iisulwasaare Zamza

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa mar kale soo if-baxaya mooshin ay wadaan xildhinaanada Soomaaliyeed ee mucaaradka ah kaasoo ay ku doonayaan inay xilka kaga xayuubiyaan Ra’iisulwasaaraha Somalia Xamza Cabdi Barre.
Xildhibaanada Mucaaradka oo dhowr mar sidaan oo kale ugu fashilmay inay mooshin ka keenan Ra’iisulwasaaraha ayaa hada qorshahooda ku soo aadiyay xili 22-ka bishaan uu dib u furmayo kalfadhiga 6-aad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Xoghayah-joogtada ah ee Xafiiska Xamza, Kamaal Guutaale uu cadeeyay jiritaanka mooshinkaan isagoona tilmaamay inuu ka duwan yahay kuwii hore loo abaabuli jirey.
Mucaaradka waxay ku dhaliilaan Ra’iisulwasaare Xamze inuu gabay shaqadiisa hadey ahaan lahayd siyaasadda gudaha dalka iyo tan dibaddaba.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -