Xildhibaanada ku bahoobay Golaha Samatabixinta Qaranka ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxay ku muujiyeen sida ay uga soo horjeedaan go’aanka Dowlada Faderaalka Soomaliya ee dhismaha Maamulka Jubaland-ta cusub ee fadhigiisu noqon doono Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo.
Hadaba halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka xildhibaanada Golaha samatabixinta oo sidiisa u qoran:-

