HomeWarkiiXildhibaanada Mucaaradka oo ku guuleystay inay Baarlamaanka ka saareen Booliiska Muqdisho 

Xildhibaanada Mucaaradka oo ku guuleystay inay Baarlamaanka ka saareen Booliiska Muqdisho 

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kadib buur,is jiid jiid iyo gacan ka hadal xildhibaanada qaar ku sababay in isbitaalada la dhigo ayaa ugu danbeyn waxa Xildhibaanada Mucaaradka ku guulesteen in Xarunta Baarlamaanka laga saaro ciidaamda Booliiska ee xurguftu kala dhexeysay Xildhibaanada Mucaaradka.

Laba dhinac ayaa loo kala safnaa saacadihii ugu danbeeyay koxda Xildhibaanada Mucaaradka oo ay ka go’an tahay inay baajiyaan shirka maanta madaama loo balansanaa meel marina dastuurka inta ka harsaneyd iyo Booliiska oo u socday amarka Gudoomiye Aadan Madoobe ee ah in saaka la ansixiyo dhameystirka Dastuurka curubada ka harsanaa.

Xildhibaanada Mucaaradka oo adkeysi badan muujiyay waxay ugu danbeyn barqanimaad maanta ah ku guuleysteen in Booliiska laga saaro xarunta baarlamaanka ,xildhibaanada mucaaradka waxay kuu eedeeyeen Booliiska in loo soo direy inay xildhibaanada cadaadis saaraan  si Gudoonku u meel marsado mooshinka dasturka.

Kulanka maanta waxaa loo balansa yahay i n la ansixiyo Dastuuta cututyada danbe sida 5-ilaa 9-aad si dastuuraka Somalia uga baxo kumeel gaar iyo qabyo.                                                                                                                                        XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -