HomeWarkiiXildhibaanada Mucaaradka oo warsaxaafadeed ka soo saaray dagaalka Xamar

Xildhibaanada Mucaaradka oo warsaxaafadeed ka soo saaray dagaalka Xamar

Xildhibaanada Mucaaradka ayaa goor dhaw warsaxaafadeed waxay ka soo saareen dagaalka Muqdisho ka socda ee u dhexeeya ciidamada Dowlada iyo dad is abaabulay oo diidanaa dhul Dowladu amartay in laga baxo kaasoo ah dhulkii kooxda Horseed.

Xildhibaanada waxay cambaareeyeen Dowlada oo ay ku eedeeyaan Dowlada Somalia inay ka danbeyso

“Waxaan cambaareyneynaa falka arxan darrada ah ee Xasan Sheekh iyo Xamse kula kaceen bulshada danyarta ah ee degan agagaarka Trebuunka” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Hadaba halkaan hoose k akhriso warsaxafadeedka oo sidiisa u qoran:-

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -