HomeWarkiiXildhibaanada Somaliyeed ee Jubaland ku matala Dowlada oo digniin culus u direy...

Xildhibaanada Somaliyeed ee Jubaland ku matala Dowlada oo digniin culus u direy Dowlada

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya  ku metala Maamul Goboleedka Jubaland ayaa digniin culus u diray Dowlada Soomaliya, iyagoona si gaar ah uga digay qorshaha dhismaha maamulka jubaland-ta cusub ee Garahaarey laga sameynayo.

Xildhibaanada warqada digninta ah ku saxiixan oo tiradoodu tahay 34 waxay ka digayaan in Dowladu sii wado faragelinta siyaasadeed ee Gobolka Gedo ay ka wado Dowladu.

Sidoo kale xildhibaanada waxay ka digeen burburinta maamulka Jubaland ee fadhisiiu yahay Magaalada Kismayo iyo dhismaha maamulo is garab socda.

Hadaba halkaan ka akhriso warsaxaafaadeedka ay isla soo saareen xildhibaandaan oo sideeda u qoran:-

May be an image of textMay be a graphic of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -