HomeWarkiiXildhibaan Saadaq iyo Xil.Waceys oo xaqiijiyay in Dowladu bixin weysay qarashka diyaaradii...

Xildhibaan Saadaq iyo Xil.Waceys oo xaqiijiyay in Dowladu bixin weysay qarashka diyaaradii laas-caanood wasiirada geysay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Laba Xildhibaan o ka tirsan Guddiga Gaadiidka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay warar is khilaafsan oo ka dhashay warqad maanta baraha bulshada lagu faafiyay taasoo sheegeysay in Dowladu bixin weysay qarashka diyaarad dhawaan Wafdi wasiiro ah geysay Magaalada Laas-caanood.
Sido kale isla qoladii warkaasi ka soo baxay ee Ururk diyaaradaha ayaa  isla maanta beeniyay in Dowladu bixin weysay islamarkaana warqadaasi la faafiyay ay been abuur tahay.
Labada mudane oo kala ah Xildhibaan Saadaq iyo Xildhibaan Waceys ayaa wareysi ay siiyeen SMS TV waxay ku sheegeen in warqada hore ay sax tahay oo ay iyagu xaqiijinayaan in Dowladu qarashkaasi bixin weysay.
 SMS TV mar ay Xildhibaanada hor dhigeen su’aal ahayd warqada danbe ee isla ururka duyuuradaha ay ku beeniyeen warqadii hore ayay xildhibaanadu ku eedeeyeen Gudoomiyaha Ururka diyaaradaha in lagu yaqaan is bad-badalka warka uu markaasi sheego.
“warqada danbe ee beeninta ah waxay ku timid cadaadid la saaray gudoomiyaha shirkadaha diyuuradaha waana nin aan ku naqaan ka gudi ahaan inuu is bad badal badan yahay waana kala xisaabtami doonaa
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM 
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -