HomeWarkiiXildhibaano ka tirsan Baarlamaanka labada aqal oo sharci daro ku tilmaamay kursiga...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka labada aqal oo sharci daro ku tilmaamay kursiga loo doortay Wasiir Jaamac

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka labada aqal, ee la baxay Baarlamaanka Xorta ah  ayaa goor dhaw qoraal ay soo saareen waxay  sharci darro ku tilmaamay kursiga maanta la sheegay in loo doortay Wasiir Jaamac.

Kursigaan Xildhibaano ee manta la sheegay inay Beesha Jiroon inay ku mamuustay Wasiir Jaamac ayaa hadal heyn badan ka dhaliyay baraha bulshada sida in Dowladu kursigaan u boobtay Wasiir Jaamac walow isagu laftigiisu ka hadlay isagoo sheegay in beesha Jiroon ku maamuustay una garatay inuu isagu ku matalo.

Qoraalka xildhibaanada Soomaaliyeed halkaan ka akhriso:-

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -