HomeWarkiiXildhibaano kale oo C/raxmaan C/shukuur iyo Sanyare ka mid yihiin oo laga...

Xildhibaano kale oo C/raxmaan C/shukuur iyo Sanyare ka mid yihiin oo laga mamnucay kulamada Baarlamaanka

Kusimaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa soo saaray go’aan rasmi ah oo la xiriira ka joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka iyo sidoo kale fadhiyada Golaha Shacabka, kaddib qalalaasihii ka dhacay fadhigii wadajirka ahaa ee labada Aqal, kaas oo qabsoomay 7-dii Febraayo, 2026.May be an image of ticket stub, map and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -