Xildhibaano Mucaarad ku ah Dowlada ee la baxay magaca Kutlada Toosin Qaran ayaa maanta shir jaraa’id ay qabteen waxay ku dhaliileen  Xukuumada uu  Ra’iisulwasaaraha ka yahay Xamze Cabdi-barre.

Sidoo kale waxay soo saareen qodobo uu aqriyay Xildhibaan Faarax Macalin Bishaar oo ka tirsan kutladaas.

Advertisement

Waxyaabihii ay ku eedeeyeen Xukuumada waxaa ka mida inay ku fashilantay howshii ay qaranka u heysay.

“Xukuumada Xamze waxay Heshiisyo Qaranka halis ku ah oo Qarsoodi ah la  gashay dalal shisheeye”ayaa lagu yiri warkii kutalada ka soo baxay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleDegmada Ceeldheer oo Al-shabaab lagala wareegay
Next articleMuqdisho: Dab Xooggan oo Caawa Guryo badan basbeeliyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here