Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni, ayaa weerar afka ah ku qaaday Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ee laga soo doortay Gobolka Awdal, kuwaas oo dhawaan sheegay in ay safar la tashi ah ku tegayaan deegaannadii laga soo doortay.

Cabdinaasir Buuni, ayaa ku tilmaamay safarka Xildhibaannadaasi sheegeen in aanu ahayn mid la tashi, balse ay u tegayaan Awdal qayilaad, waxaanu yidhi

“Xildhibaannada leh gobolkii Awdal baanu tageynaa oo la tashi baanu la tageynaa , waxaan leeyahay waar Qayilaad baad u tagaysaan oo la tashi lama tagaysaane dadka ha khaldina goluhuna fasax buu galaye “. Abdinasir Buuni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here