Falcelin carro leh ayaa ka dhalatay markii Gudoomiyaha Amniga Gobolka Banaadir uu Soo qoray Post uu mucaaradka ku eedeynaayo xili 16 daqiiqo kahor Xamar lagu xasuuqay Dhalinyaro.

Cali Yare wuxuu muujiyay in dhibic dhiig leh oo wax damqata ku jirin. Shacabka Somaliyed gaar ahaan reer Muqdisho aad ayey ugu caroodeen Damqashada la’aanta qofka xilka loogu dhiibay

Waxaa lasoo jeediyay in Damiirlawayaasha Xilka loogu dhiibo dadka reer Muqdisho in laga qaado xilalka ay hayyaan.

Haduusan amnigii loo igmaday wax ka qaban karin ugu yaraan waxey ahayd inuu muujiyo sida uu ugu xun yahay. Xitaa halmar ilaa waqtigaan kama hadlin.

“Damiirlaawe Yaan Muqdisho xil loogu dhiibin”

Idris Alteeso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here