Xilwareejin ay xilalka isugu wareejinayaan TAliyaasha Boliiska iyo Asluubta oo ka socota xarunta Bolooska

Munaasibadaan oo iskuugu jirtay sagooyin iyo soo shaweyn ay xilalka ay Kula Kala wareegayeen takiyihii hore ee ciidanka bolice Ka somaliyed iyo taliyaha cusub ee uu dhawaan magacaabay madaxweyne Farmaajo

Munaasibadaan oo aheyd mid si aad ah loo soo agaasimay ayaa waxaa Ka soo qeybgalay taliyaashii xilalka la Kala wareegayeen taliyaal saraakiisha qeybaha Kala duwan ee noocyada ciidamada sanatoro xildhibaanada labada aqal wasiiro xubno Ka socday bolice Ka aduunka iyo wadanada daneeya arimaha somaliya

Gudoomiyaha cusub ee gobolka gudoomiyaha baxkamada ciidamada taliyaashii is bedelay ee ciidanka asluubta taliyaashii hore ee soo maray ciidamada boliceka

k

Waxaana sidoo kale madasha Ku sugnaa bambaabayda iyo fanaaniinta kooxda heegan kuwaas oo madashada kusoo bandhigay cayaaraha hidaha iyo dhaqanka heeso qadano ah wacyigalin ah iyo music Ka soo qeybgalyaashu la dhaceen


Goobta munaasida xilwareejintu Ka dhacaysay ayaa amaankeeda si aad ah loo adkeeyey iyada oo wadooyinka la dhigay ciidamo baaraya dadka iyo gaadiidka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064