HomeWarkiiXiriirka Dalalka Eritrea iyo Itoobiya oo meeshii ugu xumeyd gaaray

Xiriirka Dalalka Eritrea iyo Itoobiya oo meeshii ugu xumeyd gaaray

Waxaa saacado gudahood maanta kaliya burburey xiriirka diblomaasiyadaeed ee ka dhexeeyay labada dal ee dariska ah Eritrea iyo Itoobiya, labadaan dal oo maalmihii ugu danbeeyay si weyn isugu haystey arimo ku saabsan dagaalka Itoobiyaanka dhexdooda ka jira ayaa ugu danbeyn maanta laga war helay labada dal oo kala rartay safaaradaha.
Dowlada Eritrea ayaa maanta shaacisayinay xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay dariskeeda Itoobiya,kadib markii Itoobiya ay xirtay safaaradii adis-ababa ay ku lahayn Dowlada Eritrea .
Dowlada Itoobiya waxay maanta Adis-ababa ka masaafurisay dhamaan diblomaasiyiinyii iyo shaqaalihii ka howlgalayay
safaaraddeeda Eritrea  ee Adis-ababa ,diblomaasiyiinta la eryay ayaa gaarayay ilaa 10 kuwaasoo loo qabtay 48 saac inay Itoobiya uga baxaan.
Wasaarada arimaha dibada Dowlada Eritre oo ka carootay talaabada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay guud ahaan xiriirka diblomaasiyadeed u jareen Dowlada Itoobiya.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more people
.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -